(Sawirro) Madaxweyne Qoor-qoor oo si diiran loogu soo dhoweeyey Caabudwaaq

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) iyo wafdi Ballaarran uu hoggaaminayo ayaa soo dhaweyn heersare ah loogu sameeyey Degmada Cabudwaaq ee waqooyiga Gobolka Galgaduud. Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid, xubno ka tirsan golleyaasha xukuumadda, maamulka degmada iyo ururada bulshada ayaa si wacan u soo dhaweeyey. Khudbad kooban oo u jeediyey dadweyne isku … Continue reading (Sawirro) Madaxweyne Qoor-qoor oo si diiran loogu soo dhoweeyey Caabudwaaq